BARGAAN

Bargaan.Mar walba.Meel kasta
 

 

Meyadka Tahriibayaal soomaali ah oo laga helay Xeebaha Yemen.

Muqdisho.BM.Ciidamada Ilaalada Xeebaha Dalka yemen ayaa soo heleen Tahriibayaal Soomaali ah kuwaa soo ku dhinteen badda Yemen xili ay ka soo tahriibeen xeebaha dalka Soomaaliya

18 meydad ah ayaa la helay waxaana ku jiray meydadkaasi Soomaali iyo Itoobiyaan Xeebaha Gobolka Bari ka soo raacay doon yar oo Tahriib ahaan ugu soo amba baxeen Dalka Yemen, hase yeeshee dabaylo culus oo ay la kulmeen Tahriibayaashaasi doonidii ay la socdeen ku qalibmatay

Tahriibayaasha Soomaalida ku qul qusha dalka Yemen waxay ka kulmaan dhibaatooyin badda ah, waxayna badanaa ku dhintaan badda oo qaarkood si kas ah ugu daadiyaan kowa wax tahriibiya oo ka cabsi qabaan in ay qabtaan Ciidamada Ilaalada dalka Yemen.

Xafiiska bargaan.com ee Magaalada Muqdisho.

contactbargaan@yahoo.ca

- - - EMAIL:
© Copyright RealWeb Enterprises Ltd.all rights reserved.